kista internation school foto: Istahil Aideed
foto: Istahil Aideed

Luuqada-hooyo iyo dhalinyarada Soomaalida

Dhalinyarada iyo rayigooda
6:39 min

Maxad u malaynaysaa sababta ay dhalinyarada soomalidu af Iswiidhishka uga badshaan luuqadoodii hooyo? caruurta Kista international school iyo macalinkooda luuqada hooyo sidoo kale waalid ka mid ah walidiinta caruurtaas ayaa waxay sheegayaan bal hada iyagu fikirkooda sababta ay u malaynayaan in ay keentay. halkan ka dhagayso waraysigoodii oo dhamays tiran.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".