Xeerarka adag ee qandaraasyada oo caqabad ku ah hayadda socdaalka

Iyada oo lagu guda jiro xaalad cakiran ee dhanka soo-galootiga ayey haddana bannaan yihiin xeryo badan oo loogu talo galey in qaxootiga lagu meeleeyo.

Middaasi ayay ugu wacan tahay sharciga oo ogolaaneyo in shirkadda qandaraaska wayda ey abiil ka qaadan karto go’aanka. Waa howl ay dawladdu ku talo jirto sidii ey wax uga bedeli lahayd, sida uu sheegay wasiirka rayidka Ardalan Shekarabi, oo maanta kulan la qaadan doona hayadda socdaalka iyo hayadda qandaraasyada.

Isha/ Ekot

                                                                                                    kenadid.mohamed@sr.se