Samiir,zakaria iyo Omar arday dhigta Sprintgymnasiet
Samiir,Zakaria iyo Omar oo ay arday dhigta Sprintgymnasiet. Foto: Mona Ismail Jama/SR

Dhalinyaro ka cabaneysa in aaney taageero ku helin iskuulka

6:11 min

Ma dhab baa in dhallaanka ajaaniibta ee wax ka barta dugsiyada Sweden qaarkood aaney helin xuquuqdii ey iskuulka ku laahyeen iyo in casharrada looga caawiyo luuqaddooda hooyo?. Haa ayey leeyihiin qaar ka mid ah dhallin-yarada soomaaliyeed ee dalka kelinimada ku yimid iyaga oo aaney la socon waalidkii dhalay. Waa arrin ey ka caaneyaan dhowr dhallin-yaro soomaaliyeed oo wax ka dhigta dugsa sare ee  Sprintgymnasiet, kuna yaala magaalada stockholm. Muxuu xeerka iskuulladu middaa ka qabaa?.
Mahdi Warsame waa macallin ka howl-gala dugsiga Navet oo ku yaala magaalada Örebro, halkaasina oo uu ardeyda soomaalida ee dalka ku cusub afkooda hooyo kaga caawiyo maadooyinka iskuulka ey ku qaataan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista