Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Baarlamanka EU oo u codeeyay in la qaabilo 120 000 oo qaxooti ah

La daabacay torsdag 17 september 2015 kl 17.15
کشورهای اتحادیه اروپا درمورد سهمیه بندی اجباری برای پذیرش پناهجو به توافق نرسیدند
EU iyo qaxootiga

Baarlamanka EU ayaa maanta Haa ugu codeeyey qorshihii hoggaanka ururka ee lagu qaybsanayey
120 000 oo qaxooti ah.

Dalka Danmarka ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inuu mutadawac ahaan u taageer-san yahay qorshahaa. Sidoo kale dalka Boolan ayaa iminka diyaar u ah inuu qayb ka noqdo.

Codeeynta baarlamanka ayaa k macne ah sidii culeeys loo saari lahaa hoggaannada xubnaha ka ah ururka EU e ka soo diiden qorshahaa sida Huneeriga iyo Islafaakien ee aannu sharci ahaan waxba bedelayn.

Dalka Danmark ayaa ku deeqay dhaqaale gaarsii-san 250 malyan e ekoronka daanishka khasnad loogu talo-galey qaxootiga ku sugan waddammada deriska la ah Suuriya.

Isha/ Ekot

                                                                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".