Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

NATO- Iswiidhan oo qaaday talaabo qarsoodi ah oo horleh

Nato Foto VADIM GHIRDA TT

Iswiidhan ayaa waxay talaabo hor leh u qaadaysaa ku biirida xulafada NATO suurtagalnimada hadiiba uu dhaco dagaal sida wadama Baltic oo kale. Sidaa waxa sheegaysa warbixin rasmi ah oo ka soo baxday wasaarada difaaca sida u dabacay wargeyska SVD.

 Arintan ayaa ah mid si sir ah ama qarsoodi ah looga hawlgali doono. Waxa codsiga hore u soo gudbiyay JEF (brittiskledda Joint Expeditionary Force) oo u ah ciidanka Ingiriiska ee ka hawl gala wadanka dibadiisa oo iyagu rabay in ay Iswiidhan ka qaybqaadato Hawlgalada NATO, JEF ayaa waxay hogaamin doonan ciidamada xulafada laga bilaabo sannadka 2017. Allan Widman oo ka mid ah gudiga difaaca ayaa waxa uu yidhi imika waxaan aad ugu dhownahay hawlagalada NATO sida difaaca xulafaysiga ah sida uu sheegayo sharciga qodobkiisa shanaad.

Isha: SVD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".