دیدار نخست وزیران فرانسه و سوئد Foto: Henrik Montgomery  /TT
دیدار نخست وزیران فرانسه و سوئد Foto: Henrik Montgomery /TT

Kulanka Manuel Valls iyo Stephen Löfven

Wasiirka arimaha gudaha ee Faransiiska Manuel Valls ayaa kusugan Iswiidhan isaga oo wadahadal la leh ra’iisal wasaaraha Stephen Löfven oo ay kawada hadli doonaan dadyowga faraha badan ee barkacayaasha ah oo imanaya Yurub iyo saamaynta ay ku yeelanayaan suuqa shaqada iyo arimaha xagjirnimada. Sidoo kale waxa uu kulan la yeelan doonaa wasiirka arimaha gudaha Anders Ygeman iyo madaxha hay’ada ka hortaga xajirka Mona sahlin.

Isha: Ekot,regeringen.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista