Isabella Lövin, biståndsminister
Isabella Lövin, biståndsminister, besökte Kalmar på torsdagen. Foto: Alexander Jungå/Sveriges Radio

Cawimada Bila'adanimo oo Iswiidhan Kordhinayso

Dawlada ayaa soo jeedinaysa in ay kordhin ku samayn doonto caawimada bila’aadannimo qiyaas dhan 485 oo million sannadka soo socda, qiyaastan ayaa ka badan intii ay hore u ahaan jirtay 105 million.

Waxa jirtay waxyaabo la il duufay markii ay qorshaha hore soo bandhigtay wasiirada arimaha caawinimada Isabella Lövin oo rabtay in hoos u dhigis lagu sameeyo. Qiyaas dhan 5.34 billion ayaa la soo jeedinayaa in lagu kharash gareeyo dedaalka arimaha bila’adamnimada, inta badan gargaarka degdega ah ee goobaha ay ku sugan yihiin barkacayaashu meelaha ay ka socdaan dagaaladu.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista