Flyktingar vid Luleå järnvägsstation. Foto Elonor Norgren/Sveriges Radio.
Flyktingar vid Luleå järnvägsstation. Foto Elonor Norgren/Sveriges Radio.

Qaybsiga Barkacayaasha iyo magalooyinka waaweyn ee Iswiidhan

Dadka soo barkacayaasha ah ee magangalo doonka u soo raadsanaya wadamada yurub gaar ahaan Iswiidhan ayaa dhamaan dacalada wadanka u qaybsamay. Laga soo bilaabo bishii july ayaa waxa la meeleeyay in kabadan 28,000 oo la dajiyay goobaha magangalyo doonka.

Korodhkii ugu badanaa ee magangalo doon ka ayaa waxay soo gaadheen inta badan magaalooyinka waaweyn. Västra Götaland ayaa ugu badan oo heshay 2300, halka Skåne iyo Stockholm uu mid waliba qaabilay 1800. Gotland ayaa qaabishay tirade ugu yar marka wadanka intiisa kale barbardhig lagu sameeyo haseyeeshe wakhtiga jilaalka ayaa ay furmi doonan meelo kale oo lagu qaabilo magangalyo doonka.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista