Barn på dagis, förskola. Foto: Anders Wiklund/TT
Foto: Anders Wiklund/TT

Kordhin laguma samayn doono lacagta la siiyo caruurta

Waxan kordhin lagu samayn doonin lacagta caruurta la siiyo ee barn bidrag sannadka soo socda, waxay ka mid ahayd balaqaadyadii wakhtiga doorashada uu balan qaaday xisbiga Socialdemokratena oo ahayd in 100 kr lagu kordhiyo lakiin kuma soo bixin misaaniyada cusub, sida la soo bandhigi doono usbuuca soo socda. Lacagtan ayaa ahaan doono sidi ay markii horeba ahayd 1050 bishii.

Isha: Ekot.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista