Polisman står bredvid en bil och avspärrning.
Sawirle: Niklas Hagman.

Nacaybka iyo bahdilka dadka madowga loo gaysto oo kor u kacay

Danbiyada ka dhaca Nacaybka dadka madow ah loo qabo ayaa soo kordhay, lixdii sanno ee u danbeyay danbeeyay dacwada laga soo gudbiyay ayaa kor u kacaday boqolkiiba 40. Sida ay ay tusayso warbixinta wargeisa Dagbladet iyo hay’adad ka hortaga faldanbiyeedyada ee BRA. Kitimbwa Sabuni ah afhayeenka ururka dadka Iswidhiska ah ee asalkoodu afrikaanka yahay ayaa waxa uu leeyahay waa in aan aragnaa wax ka qabad muuqada oo nacaybka kooxdan wax lagag qabanayo.

Isha:SvD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".