Svenska mjölkbönder deltar i protesterna i Bryssel. Foto: Jan Andersson/Sveriges Radio.
Svenska mjölkbönder deltar i protesterna i Bryssel. Foto: Jan Andersson/Sveriges Radio.

Isku-Soobaxa Beeralayda caanaha soo saarta

Beeralayda reer Iswiidhan ee caanaha soo saara ayaa waxay ayaa waxay isku dayayaan in ay ka helaan taageero siyaasiyiinta is loo badbaadiyo lo’ada caana ay ka soo maalaan. Iyagoo banana bax ku sameeyay meel dibada ka ah aqalka baarlamaanka. Waxay ka dayrinayaa wax soo saarka caanaha hadii aan laga badalin xaalada beeralaydan oo aan lala simin sida beeralayda wadamada kale uu hore umaray. Helena Jonsson oo ah madaxa ururka isku taga beeralayda reer Iswiidhan ayaa waxay leedahay xaaladaha wax ka badalka u baahan ayaa wax aka mid ah qaabka tartanka suuqa iyo tusaale u soo qaadatay wadanka jaarka ah ee Denmark oo ay tidhi beeralaydu waxay ku faa’iidaan hadaba inta ay caano soo saaran.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".