Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Saadaasha Yaraanta shaqo la’aanta iyo korodhka sicirbararka

La daabacay måndag 21 september 2015 kl 15.50
Garaget i Västra Frölunda ger ungdomar jobb
Garaget i Västra Frölunda ger ungdomar jobb

Dawlada ayaa waxay joogtaysay indho ku haynta xaalada dhaqaale ka hor intii aan la soo bandhigin misaaniyada bishii August. Sida ku cad qorshaha dhaqaale kaas oo ka mid ah misaaniyada.

Dawlada ayaa qorshaynaysa in GDP oo ah qiyaasta lagu qiyaaso qiyaasta dhaqaale ee wadan ama isleekaanta qiyaasta guud ee waxsoosaarka iyo isku geynta qiimeed ee guud. Qiyaastan ayay rajaynayaan in ay kor u kacdo boqolkiiba 2,8 sannadkan halka sannadka danbena la filaayo in wax soo saarka iyo qiyaasta dhaqaale ee wadanku ay kor u kacdo boqolkiiba 2.6 sannadka 2017 ka.

Shaqo la’aanta ayaa iyadu hoos u dhacday qiyaas dhan 7.6 sannadkan halka ay ka noqotay boqolkiiba 7.1 halka la qiyaasayo in sannadka 2017 ka ay hoos u sii dhici doonto oo ay noqon doonto 6.5.

Lakiin sicirbararka ayaa kor ukici doona sannadka soo socda qiyaas taban inta u dhaxaysa 0.1 ilaa 1.0 boqolkiiba sannadka 2016 halka 1.9 uu noqon doono sannadka 2017.

Isha:TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".