Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Vattenfal oo beecineysa warshadeeda tamarta dhuxusha

La daabacay tisdag 22 september 2015 kl 09.53
Vattenfalls brunkolsbrytning i dagbrottet Welzow-Süd Foto: Lars Pehrson/TT.
Vattenfalls brunkolsbrytning i dagbrottet Welzow-Süd Foto: Lars Pehrson/TT.

Shirkadda dowladda leedahay ee Vattenfall ayaa qorsheynaysa in ay guud ahaan iska iibiso warshad quwadda tamarta laga dhaliyo dhuxul oo ay shirkadda ku leedahay dalka Jarmalka, sida ay shirkadda shaacisay.

Qorshaha iibinta ee ay Vattenfall damacsan tahay waxay qayb ka tahay isteraajiyad cusub oo shirkadda ku howl-geli doonta ayaa lagu yeri war saxaafadeed ay shirkadda baahisay.

Sidoo kale shirkadda iibinteeda waxaa ku jira toban warshadood oo ah nuucaha quwadda tamarta laga ka dhaliya biyaha kuwaas oo ka agdhow degaanada laga qodo dhuxusha la yiraahdo Brunkoll.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".