Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Carwada Bugaagta ee Göteborg

La daabacay tisdag 22 september 2015 kl 10.00
Stephen King-boken som försvann från Borlänge bibliotek
Stephen King-boken som försvann från Borlänge bibliotek med tillhörande brev när den lämnades tillbaka. Foto: Borlänge bibliotek.

Waxa dhawaan bilaabmaysa carwada bugaagta ee Göteborg , iyada oo diirada lagu saarayo Hungray sidoo kale xaalaga dadka soo qaxay ee wadankan yimi sida ay aadka ugu korodhay mudooyinkii u danbeeyay.

 taas oo dadka indheer garadka ah ee reer Iswiidhan ay dhaleeceeyeen lakiin qabanqaabiyaasha carwada ayaa waxay rabaan in ay il gaar ah ku eegan wadanka Hungary iyo saamaynta ay dadkiisu ku yeesheen wadamada Yurub. Maamulka carwada Daniel Levin ayaa waxa uu yidhi ma u baahnid in aad ka hadasho wadanka Hungary inkastoo ay ka soo qabygalayaan siyaasiyiinta wadankaasi carwo sannadeedka.

Isha:SR Kulturnytt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".