Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Foto: Veronique Lönnerblad, generalsekreterare för Unicef Sverige. Foto: Anders Wennersten.
Foto: Veronique Lönnerblad, generalsekreterare för Unicef Sverige. Foto: Anders Wennersten.

UNICEF: Caruurta u dhashay wadamada EU da iyo dawarsiga

Qaramada midoobey lanteeda u qaabisan xuquuqda caruurta ayaa aminsan caruurta u dhashay wadamada midwoga yurub,

ee ka dawarsada Iswiidhan gudaheeda waa in ay helaan xuquuqda waxbarasho iyo tan cafimaad ay u baahanyihiin. Sida u helaan daryeelka noocan oo kale caruuta aan iyaguba haysan wax aqoonsi ah ee dadka soo barakacay ama qaxoontig ah.

UNICEF ayaa warbixintan ay soo saartay waxay ku soo jeedinaysaa in caruurta dawarsada ay ku sugan yihiin xaalad adag, halka xuuquada aanay iyagu haysan ay haystaan kuwa aan sidan wax aqoonsi ah ee wadanka u soo qaxay warbixinta ayaa intaa ku daraysa in ay caruutani halin ku keeni karaan Iswiidhan markay waynaadaan maadama oo aanay waxbarasho u helin fursad. Halka waalidkoodna looga ogol yahay in ay wadanka joogan oo kali mudo saddex bilood ah markasta oo ay soo gaalan wadanka lakiin inta jeer ee ay doonaan soo gali karaan. Christina Heilborn, ayaa waxa ay tidhi waa in sharciga wax laga badalaa si dhamaan caruurtu u helaan xuquuqda daryeelka bulshada iyo kan waxbarashoba.

Isha: kot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".