Mona Walter oo ka hadashay barxadda xaafadda Rinkeby sabtidii

Wareeysi aannu la yeelanay Mona Walter
6:28 min

Barxadda faras-magaalaha xaafadda Rinkeby ayay sabtidii ina dhaaftay ka hadashay Mona Walter, halkaasina oo ey ku sugaanyeen dadyow xiiseeynaya akhbaarteeda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".