Mona Sahlin, isku duwaha ka hortagga xag-jir-nimada. Sawirle: Mona Ismaaciil/SR
Mona Sahlin oo shirka ka soo qeyb gashay

Mona Sahlin oo ka welwelsan in Daacesh iyo islamka la isku khaldo

kulan la xiriira xag-jir-nimada
7:50 min

Bulshadda maxaa iska badelay sannaddadii ugu dambeeyay. Halista bulshadda amaba waxa lagu magacaabo "sociala risker" ayaa aheyd maadada shalay lagaga shiray xaruunta hogaanka gobolka ee Västmanland. Halkaa oo ay iskuduwaha qaranka la dagaalanka xagjirnimada Mona Sahlin dhaleecayn xoog leh u gudbisay macallimiinta iskuuladda oo sidey iyadu sheegtay ku liita aqoonta la xidhiidha la dagaalanka argagaxisadda.

Mona Sahlin ayaa ka welwelsan in dbulshada Sweden isku khaldaan shaksiyaadka ka barbar dagaalama ururada argagaxisadda sida Daceesh iyo diinta islamka, sida ay sheegtay.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".