Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Xeerada qaxootiga Restad Gård ee magaalada Vänersborg
Xeerada qaxootiga Restad Gård ee magaalada Vänersborg Foto:Mona Ismail Jama/SR

Todobaadka iyo poddka idaacadda Iswiidhan ee soomaaliga

Poddka todobaadkan: Qaxootiga Vänersborg
2:14 min

Barnaamijka poddka todobaadkan oo khamiista foodda innagu soo haysa ka bixi doona idaacadda Radio Sweden laanta af soomaaliga ayaan ku soo qaadan doona magaalada Vänersborg oo sannaddadii ugu dambeeyey qaabishay qaxooti faro badan. 

Halkaasina oo aannu toddobaadkan booqasho ku tagney xarunta Restad Gård, ahna xeerada ugu wayn qaxootiga ee dalkan ku taala, xaruntaasina oo bilihii ugu dambeeyey lagu meeleeyey 1 200 oo soo galooti ah.

Nala dhageeysta qaar ka mid ah qaxootiga nawaaxigaa ku dhaqan.

Qodobadan iyo kuwo kale oo xiiso badan ayaad barnamijka khamiista fooda inugu soo haysa ku maqli doontan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".