Karta Falköping
Falköping.

2 sannadood dabadeed oo aannu dib ugu safarney Falköping

Degmada Falköping ayey ku dhaqan tahay bulsho gaarsiisan 32 441, sida ku caddaatay tira-koob la sameyey 31-kii bishii agoosto ee 2015.

Bulshadaasina oo 50% yihiin dhedig, halka 50% yihiin lab. Tirada bulshada ku dhaqnayd degmada ayaa gaarsiisnayd 31-kii bishii diseembar 2014, 32 185 ruux. Heerka shaqa-la’aanta furan ayaa gaarsii-san sannadka 4,3%, halka ay sannadkii hore ee 2014 ahayd 3,7%. Boqolkii 4,5 bulshada ku dhaqan degmada ayaa siddoo kale ku sugan mashruucyo lagu howl-geliyo oo uu maamulka degmmadu miisaaniyad geliyo, waxa loo yaqaanno aktivitetsstöd. Guud ahaan heerka shaqa-la’aanta degmada ayaa gaarsii-san 8,8%.

                                                        kenadid.mohmed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista