Faysal Jama Hassan
Ninkan waa Faysal Jama Hassan oo asna ka mid ah soomaalida sharci la'aanta ku ah Sweden. Foto: Warsame Elmi/SR

Ilkacase:nolal kuma heysano Sweden

"Nolal kuma heysano Sweden"
17 min

Ilkacase waxu ka mid yahay Soomaali badan oo Sweden sharciga deganaanshaha iyo magangeliyada looga diiday. Waa waresyi ka mid ah wareyso badan oo ka soo qaadnay soomaali sharci la'aanta ku ah Sweden oo ay kaga waramayaan xaaladooda nolaleed. Maalinta Khamiista ayaa warbaxin mowduucan ku sabsan ku maqli doontiin baarnamijkeena poddka todobaadka. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".