En brandman vid ett utbrunnet hus i Munkedal. Foto: Räddningstjänsten Mitt Bohuslän.
Foto: Räddningstjänsten Mitt Bohuslän.

Cabdi Raxmaan "Laba beri ma cadeeyan"

0:58 min

Cabdi Raxmaan Osman ayaa ka mid ahaa 20 ruux ee doraato lagu gubay xaruun qaxooti ku taala magaalada Munkedal ee gobolka Västergötland. Cabdi Rahman ayaa sheegay in lagu meeleeyay guri ka soo hor jeeda ki doraato la gubay, halkan oo ay ugu yaraan 6-7 qof qorfad kala qeybsadaan. Wuxuu dhaleecayn xog leh u gudbinaya heeyada socdaalka, migrationsverket, oo isagu sidu u sheegay wax arrinkan ka qabanin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista