Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Nasra: "Si xun ayuu iskuulku noo galay"

"Waxba nooma aaney sheegin"
3:54 min
Ahmed Hassan oo weerarkan ku geerooday
Ahmed Hassan oo weerarkan ku geerooday

Sidaan shalay idinla socodsiinaynay warbixintii ugu dambeeysay ee toogashadii iskuulka Kronan ee Trollhättan ku yaaley, tiradii weli waa saddex qof oo halkan ku geeryooday macallin, arday, iyo ninkii iskuulkan weeraray, halka iminka la cadeeyay in inanka 17 jirka ah ee halkan ku dhintay yahay soomaali.

Ahmed ayaa subaxnimadan iskuulka bilaabayey 10 subaxnimo, wuu yara daahsanaa subaxnimadan. Maalintan oo u madada Musiq ku bilaabi laha. Maqal Nasra oo habaryar inanankan u ah oo aaminsan in ay ambaalaaska ku qaadatay 40 daqiiqo in ay meeshan yimaadaan.Hasayeeshe Tomas Fuxborg oo qeeybta saxaafada booliska u qaabilsan ayaa fikrikan Nasra la qeybsanayn.

-Madama aaynu islamarkiiba tooganay ninkii iskuulka weeraray, ambaalaska waxey ila tahay in ay degdeg iskuulka u galeen, 40 daqiiqo wexey ila tahay wakhtii dheer, ayuu sheegay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".