Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Cidda uu saameynayo sharciga degenaanshaha oo KMG laga dhigayo

La daabacay måndag 26 oktober 2015 kl 11.24
"Dadka sharciga imminka dalbaday ama sugaya"
(7:21 min)
Mohamed
Kenadid Moxamed oo sharaxaya qodobo ku jiray heshiiskii asxaabta ee ku saabsanaa socdaalka iyo is-dhex-galka. foto: Mattias Ahlm/Sveriges Radio

Maalintii jimaha xisbiyada dowlad wadaaga ah Socialdemokraterna iyo Miljöpartiet oo dhic ah iyo xisbiyada mucaaradka alliansen ayaa gaaray heshiis isafgrad ah oo ka kooban 21 qodob, kuwaas oo quseeya arrimaha socdaalka iyo is-dhexgalka

Qodobyadas laysku afgartay waxaa ku jiray qodob quseeya socdaalka oo oronaya in sharciyada magangeliyo ee waddanka laga baxiyo ay ahaadaan kumeelgaar.

 Maxuu ka micno yahay qodobkan, maxayse ku kalo duwanyahiin magangeliyada in ay ahaato kumeelgaar halkii ay awel aheyd badanaa mid rasmi ah, yeyse taabanaysaa, goorma ayeyse meelmarinteeda bilaaban doontaa?

 Jawaabaha su'aalahas waxaa nooga faaloonaya weriyaha laanta af-soomaaliga ee Raadiyaha Sweden Kenadid Mohamed.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".