Xasuusta Axmed Xassan iyo Lavin Eskander oo halkan lugu dilay.Foto:Mona Ismail Jama/SR
1 av 2
Xasuusta Axmed Xassan iyo Lavin Eskander oo halkan lugu dilay.Foto:Mona Ismail Jama/SR
Iskuulka Kronan.Foto:Mona Ismail Jama/SR
2 av 2
Iskuulka Kronan.Foto:Mona Ismail Jama/SR

Dhacdadii Trollhättan oo welwel ku dhalisay waalidka soomaaliyeed

Ifraax: "Ilmaha inaan iskuulka ka joojiyo?"
1:33 min

In kasta oo ay dhowr malmood ka soo wareegtay masiibadii ka dhacday iskuulka Kronan ee magaalada Trollhättan ayay dhacdadani saameeyn weyn ku yeelatay dadka nawaaxigaa degan.

 Dhowr waalid ay l´aanta afka soomaliga maanta kula kulantay magaalada Trollhättan ayaa cabsi iyo welwel ka muujiyay inay caruurtooda u diraan iskuulkii ay masiibadu ka dhacday marka fasaxa dayrta laga baxo isniinta dambe. Maqal Ifraax Abdi iyo Ahmed oo dhaleecayn xoog leh u gudbinaya degmada Trollhättan oo siday iyagu u sheegeen iskuulkan ka dhigay meel u shakhsi kasta soo geli karo, halka kafeteeriyadda halkan noqotay meel khatar ah. Waa in albaabada iskuulkan la qafilo, ayey Ifraax ku tallinaysa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".