Skylt - Connect Falköping. Foto: Kenadid Mohamed/SR
Tabeelaha xarunta mashruuca Conneckt Falköping. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Xujaale: Nidaam dhisan ayaannu ku soo dhex dhacnay

1:18 min

Laba sannadood ayaa ka soo wareeegtay kolkii dhallaan gaarsiisan 400 muddo gaaban loogu meeleeyey magaalada Falköping. Idaacadda ayaa dib u jaleecday xaaladda dhallaankaasi si ay bal wax uga ogaato halka ay ku dambeeysay. Kala soco barnaamijka Podd-ka ee toddobaadkan berito oo khamiis ah saacadd 14:00.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista