Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Qayb ka mid ah ciidammada qalabka sida. Sawirle: Pontus Lundahl/TT.
Qayb ka mid ah ciidammada qalabka sida. Sawirle: Pontus Lundahl/TT.

Ciidammada qalabka sida oo shaqaale la'aan ka cabanaya

Ciidammada qalabka sida ayay ku adag tahay inay helaan ciidan u howl-gala. Middaasina oo salka ku haysa dhallaanka qaan-gaaray sannadka oo ka iro yar sannadihii hore iyo howlaha wasaaradda difaaca oo aan sidaa loo xiiseyn.

– Waxaa iminka dhammaaday xilligii dhallin-yaro badani ey geli jirtey howlaha shaqada qaranka oo la hayey 1 000 ruux oo saf ugu jira iney waardiyaha qabtaaan, sida uu Christer Flor ahna sarkaalka u qsr.seaabil-san shaqaaleeynta iyo soo jiidashada shaqaalaha ciidammada qalabka sida ee cutubka sal-dhiggoodu yahay magaalada Skaraborg.

Isha/ Ekot        

                                                               kenadid.mohamed@sr.se

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".