Soomalida iyo fikirada ay Iswiidhishka ka qabaan

14 min

Todobaadki hore waxaan ka hadalnay naceeybka Internetka liskugu gudbiyo iyo raadka ay bulshadda ku leedahay.

Poddka maanta khamiista waxaan doonayna in aanu rogno suaashan. Waxaanu ka hadli doona sawirka ay soomaalidu ka haysato Iswiidhan iyo dadka Iswiidhiska ah.

Fikirada qalafsan ee aad ka qabtid dadka Iswiidhishka ah maxaa ka mid ah? Fikirada khaladkan ee leeska qabo ma mid dhinac keliya ka socda ba?

Qodobadan iyo kuwo kale oo xiso badan ayaan barnamijka manta ku magli doontan.