Isabella Lövin oo aan manta la kulanay. Foto: Muna Ismaacil
Isabella Lövin oo aan manta la kulanay. Foto: Muna Ismaacil

Lövin oo Soomaaliya ka soo laabatay

Isabella Lövin oo soomaaliya booqasho ku tagtay
3:33 min

Wasiirka kaalmada caalamiga ee dalka Sweden Isabella Lövin ayaa dhowaan ka soo laabatay safar maalin ah oo ay ku tagtay Soomaaliya.

Halkaasina oo ay kulammo kula yeelatay madaxda dalka iyo ururrada bulshada. Lövin ayay booqashadeedu ahayd middii ugu horreeysay oo ay Soomaaliya ku tagto. Wareeysigii ay Idaacadda Sweden laanteeda afka soomaaliga la yeelatay Isabella Lövin oo dhinacyo badan taabanayay halkan ka dhageeyso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".