Zlatan Ibrahimovic ger Sverige ledningen med 1-0 i den avgörande play off-matchen. Foto: Jonas Ekströmer/TT
1 av 2
Zlatan Ibrahimovic och Sebastian Larsson jublar. Foto: AFP/TT
2 av 2
Zlatan Ibrahimovic och Sebastian Larsson jublar. Foto: AFP/TT

Iswiidhan oo u gudubtay tartanka kubada Yurub

Yusuf Xussein: Zlatan waa qof ay caruurta ajaanibta ah ku deeydaan
2:10 min

Xulka qaranka Iswiidhan ee kubada cagta ayaa xalay u gudubtay tartanka kubada lugta ee Yurub, EM, oo Fraaska ka dhici doona xagaaga soo socda.

Iswiidhan ayaa ka badisay kooxda kubada cagta ee Denmark,2-0 ayey natiijadu noqotay. Labada gool ayaa ka yimid Zlatan Ibrahimovic oo kabtan uu ah kooxda qaranka ee kubada cagta Iswiidhan. Ibrahimovic ayaa marku wareysi la qaaday idaacada sportiga ee Sveriges Radio, radiosporten, sheegay in u goolkani yahay mid aan la fileen.

Erik Hamrén, tababaraha xulka qaranka ayaa markey cadatay in ay Iswiidhan u gudubtay tartankan aad ugu faraxsana goolalka u ibrahimovic dhaliyay.

 -Zlatan waa qof aad u wanaagsan ayuu sheegay.

Halkan ka dhageeyso markuu Zlatan Ibrahimovic goolkii labaad dhaliyay, markan oo ay cadaatay in ay Iswiidhan tartankan u gudubtay.

Maqal Yusuf Xussein Abdullahi oo ciyaartan xalay daawanayey fikirkiisa na ka dhiibaya muhiimada u Zlatan ibrahimovic u leeyahay dadka ajaanibta ah ee Iswiidhan ku nool

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".