Mursal Ciise MP, Kerstin Erlandsson oo ka howl-gasha jaamicadda Dalarna iyo Maxamed Khalid Cali oo ka howl-gala jaamicadda East Afrika ee Puntland. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Mursal Ciise MP, Kerstin Erlandsson oo ka howl-gasha jaamicadda Dalarna iyo Maxamed Khalid Cali oo ka howl-gala jaamicadda East Afrika ee Puntland. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Su'aalihii dhageeysteyaasha

Su'aalihii Maxamed Jimcaale iyo Khadra
3:03 min

Intii aannu ku sii soconney magaalada Falun ayaannu dhageeysteyaasha nagala xiriira bogga idaacadda ee Facebook aannu ku weydiinney su'aalaha ey jeclaan lahaayeen inaan wax ka weydiinno. Laba su'aalood oo aannu ka helney ayaa jawaabtii laga bixiyey sidan u dhaceen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".