Xeer-ilaaliyaha: Stockholm ayuu weerarka ka fulin rabay

Åklagaren Hans Ihrman om terrormisstankarna
0:55 min
  • Ninkan oo xalay lagu qabtay Boliden gobolka Västerbotten, waxaa si weyn loogu tuhmaya diyaarinta fal denbiyeed argagaxiso.
  • Weerarka argagaxiso ee la tuhmayo waxuu qorsheynayey in uu ka fuliyo Stockholm, sida uu sheegay xeer-ilaaliyaha.
  • Xog kale ee Raadiyaha Sweden soo gaaray ayaa sheegeysa in boliiska ku raadjiro shaqsiyaad kale oo aan magacyadooda weli la shaacin.

Mutar muthanna Majid ayaa la siidayay, ninkan ayaan wax cadeeynaya in u falkan qorshaayey laga helin markii u boolisku wareesiga la galay sabtidii ina soo dhaaftay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".