Qoraaga Lennart Hellsing. Sawirle: Lars Pehrson/SvD/TT
Qoraaga Lennart Hellsing. Sawirle: Lars Pehrson/SvD/TT

Qoraaga wayn ee Lennart Hellsing oo geeriyooday

Qoraagii buugagta dhallaanka Lennart Hellsing oo qorey buugag ey ka mid ahaayeen "Krakel spektakel" ayaa ku geeriyooday 96, sida ay sheegtay shirkadda buugagta u soo saari jirtay. Lennart Hellsing ayaa ka mid ahaa qoraayada dalka Sweden loogu jecel yahay ee suugaanta dhallaanka, buugagtiisuna ey ka mid ahaayeen Krakel Spektakel, Kusin Vitamin iyo Bagar Bengtsson.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".