En IS-krigare sitter och vilar sig vid floden Eufrat i Irak. Solen går ner och glimmar i vattnet.
En IS-krigare sitter och vilar sig vid floden Eufrat i Irak. Foto: AP/TT.

"Qaraabada iyo asxaabta ayaa ka dambeeysa xaqjireeynta dhalinyarada"

"Dhaqdhaqaagi ugu weyna ilaa dagaalkii labaad ee aduunka"
1:17 min

Cilmi baadhis cusub ayaa sheegay in badanka dadka la garab dagaalama koxaha xaqjirka ah boqolkii ba 75 qaraabaha amba asxaabta sameeyn ku yeeshaan xaqjireeynta dhalinyaraddan iyo in tiroda masaajidyadda lugu xaqjireeyo yar yihiin boqolkii ba 5.

Boqolkii ba 20 na xaqjiroobeen ka dib markii ay reerkooda amba waalidkooda kula talliyeen in ay koxahan la so dagaalamaan.

Scott Atran oo ku takhasuusay arrimaha la xidhiidha xaqjirnimada ayaa cilmi baadhistanan ka soo jeediyay mar u ka hadlay laanta amaaanka ee heeyada qararamada midoobey.

Dhalinyaradan ayaa u dhaxeeya 15 ilaa 25 jir, sidu u sheegay, islamarkaas na hal il aduunka ka haysta. Sababta ay dhalinyaradani dagaaladan u dhoofta ayaa ah in ay ugu muuqdaan saaxibadood halyey.

Scott Atran ayaa u jeeda in ay kooxda xaqjirka ah ee Daacesh yahay dhaqdaqaaqi ugu weyna ilaa dagaalkii labaad ee aduunka.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".