Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Carwada maalmaha suugaanta iyo dhaqanka soomaaliyeed

Ragga ayaa haweenka kaga badan
4:54 min
Cabdi Bashiir Xirsi Guuleed. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Cabdi Bashiir Xirsi Guuleed. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Xarunta kullammada ee Kista -  Kista Träff waxaa sagaalka subaxnimo maanta oo jimce ah daaha looga furay markii ugu horreeysay carwo loogu magac darey ”maalmaha dhaqanka, suugaanta soomaalida Sweden”, halkaasina oo lagu soo ban-dhigi doono qoraallada soomaalida laga qorey. Kuwa ey igau qoreen, wixii laga qorey, far-shaxanka soomaalida iyo wixii la mid ah. Cabdibashiir Xirsi Guuleed oo ka mid ah qaban-qaabiyeyaasha kulankan ayaannu haddaba si hor-dhac ah wax uga weydiiney iyo kulankani waxa uu ku saabsan yahay:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".