Mördaren hade hjälm på huvudet och mask för ansiktet.
Mördaren hade hjälm på huvudet och mask för ansiktet. Foto: TT, CartoDB.

Trollhättan: waa qofkii saddexaad ee u geeriyooda falkii argagixis

waa qofkii saddexaad ee u geeriyooda
0:54 min

TrollhätanTrollhätanMacalinkii sida daran ugu dhaawacmay werarkii cusuriyada ku salaysnaa ee uu soo qaaday Anton Lundin Pettersson oo ku hubaysnaa seef soona weeraray aradayda macalimiinta iyo shaqaalaha iskuulka Trollhätan,

 macalinka ayaa ah qofkii saddexaad ee u geeriyooda weerarkan dartiis isaga oo ku jirey cusbitaalka. Dhacdadan ayaa waxay dhacaday 22 kii bishii oktobar ee 2015 ka, sidoo kale dadka isla malintaas gaariyoday ayaa waxa ka mid wiil dhiganayay iskuulka uu ninkan soo weeraray  macagaciisana la odhan jirey Ahmed Hasan oo 15 ahaa sidoo kale gacanyare macalin ayaa ku geeriyooday isla goobta oo da’adiisu ahayd 20 jir. Boosliska ayaa sheegay in weerarkani ahaa mid salka ku hayay asal nacayb.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".