Léon på nedblåst träd. Foto: Martin Maars
Léon på ett nedblåst träd i Lunden, Skövde. Foto: Martin Maars

Digniinta Dufaanka Helga

Digniin
0:35 min

Waxa la xidhay biriijyada iyo wadooyinka tareenada gaar ahaan galbeedka Iswiidhan sida inta u dhaxaysa labada magaalo Uddevalla iyo Strömstad dufaanku wuxuu qiyaas ahaan ku cosdaa xawaare dhan 25 ilaa 30 mitir daqiiqadiiba.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".