Dhallaankii aan wareeystay oo sawir aannu wada galney. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Dhallaankii aan wareeystay oo sawir aannu wada galney. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Xujaale: Wakhti aan dhallaanka luuqadda ku baro ma hayo.

Dadaalka waalidka iyo barashada afka hooyo
9:04 min

Muhiimad intee le'eg ayay luuqadda hooyo u leedahay dhallaanka soomaaliyeed ee dibadaha ku dhasha. Maxaa sababa in qaarkood ey ku hadlaan, qaarkoodna ey ku liitaan. Waa barnaamijka Podd-ka toddobaadka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".