Sofia Hellqvist vid nobelbordet
1 av 2
Foto: TT
Tu Youyou oo ku guuleeystay biladda Nobeelka caafimaadka.
2 av 2
Tu Youyou oo ku guuleeystay biladda Nobeelka caafimaadka. Sawirle: Marcus Ericsson /TT
Warbixino dhawr ah oo Nobel ka ku saabsan ka dhagayso qoraalka hoostiisa.

Xafladdii Nobeelka oo bilaabatay

Nobelpriset- Warbixin
1:49 min

Xarunta riwaayadaha ee magaalada Stockholm ayay dhowaantan ka bilaabatay xafladdii Nobeelka ee sannad walba haddaayaa la qabto.

Ammaanka faras-magaalaha Stockholm oo ay ka bilaabatay xafladdii Nobeelka ayaa aad loo adkeeyey, middaasina oo ka dambeeysey iyada oo dhawaantan kor loo qaadey darajada heerka ammaan ee Sweden.

– Xaaladda ammaan ee dalka ayaa kor loo qaadey waana mid saameeyn ku yeelatay in aannu kor u qaadno ammaanka xafladda Nobeelka, sida uu sheegay Christer Birgersson, ahna sarkaalka u xil-saaran hoggaanka ammaanka xafladda.

Isha/ Ekot

                                                           kenadid.mohamed@sr.se

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".