Jämställdhetsminister Åsa Regnér. Foto: Bertil Ericson/TT.
Jämställdhetsminister Åsa Regnér. Foto: Bertil Ericson/TT.

Soojeedinta Hay'ad u gaar ah Sinaanta

Samaynta Hay'ada Sinaanta Ragga iyo Dumarka
1:51 min

Dawlada ayaa soojeedisay in la sameeyo hay’ad u gaar ah arimaha sinaanta , sinaaanta oo looga jeedo sinaanta labad jinsiyada kala duwan sida ragga iyo dumarka, sidaas oo ay tahay ayaa culays kaga imanyaa wasiirka arimaha sinaanta Åsa Regner dawlada gudaheeda.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".