En bild lite ovanifrån nära bordets mittpunkt. Det ligger ett pärlhalsband som dekoration på duken. Foto: Annelie Hüllert-Storm/Sveriges Radio
Ett pärlhalsband blir en vacker detalj på bordet. Foto: Annelie Hüllert-Storm/Sveriges Radio

Sannad wacan oo wanaagsan oo khayr qaba inuu idiin noqdo

Dhammaan dhageeysteyaasha idaacadda Radio Sweden laanta afka soomaaliga waxaan idiin rajeeyneynaa sannadka 2016 inuu idiinka wanaagsanaado sannadkii ka horreeyay ee 2015. Cid waliba oo idinka mid ahina ku guuleeysato goolka ay leedahay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".