Cabdi-Nuur: "afar asbuuc ayaan joogay kolkaan iskuul ka shaqa galay

Cabdi-Nuur iyo iskuulkii uu macallinka ka noqday
16 min

Barnaamij aannu salaasadii toddobaadka la qaybsanney dhageeysteyaasha, lana xiriiray wareeysi dheer oo aannu la yeelanney Cabdi-Nuur Maxamed ayaan sidaan idiin ballan-qaadneyba qaybtiisii labaad halka idiinku soo gudbin doonnaa.

Wareeysigii midkan ka horreeyay ayaannu idiinku soo ban-dhigney sida uu Cabdi-Nuur isaga oo muddo dhowr toddobaad ah dalka ku sugnaa, kana dalbaday magan-gelyo doon uu ugu dhiiraday inuu iskuul nawaaxigaa ku yiilley intuu dalaq iska yiraahdo uga dalbado sidii uu daynta lagu lahaa isaga gudi lahaa. Deeyntaasina oo ahayd cunno iyo jiif la siiyo. Muxuu haddaba kala kulmay muddadii gaabnayd ee uu iskuulka ka howl-galayay, intii aan tuuladii laga soo kaxayn:

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".