Bilder ur polisens förundersökning vid det tidigare terrorbrottet i Götebrg. Arkivbild: Bilder ur polisens förundersökning vid det tidigare terrormålet i Göteborg. Arkivbild: Polisens förundersökningsprotokoll

Dacwad ka dhan ah saddex ruux oo argagixiso lagu tuhmayo

Saddex nin oo ka soo jeeda magaalada Göteborg ayaa dacwad looga soo gudbiyay maanta in aaney ka dhiidhiyin mar laba ruux qoorta looga jarayey dalka Suuriya oo ey goob-joog ka ahaayeen, sida uu sheegay gar-yaqaan. Iyadoona maanta maxkamad ku taala nawaaxigaa dacwad ka dhan ah looga soo oogey iney iyo iney gacan ka geeysteen falal argagixis-nimo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".