Hoggaamiyaha kommunale Annelie Nordström. Sawirle: Karin Wettre/Sveriges Radio.
Hoggaamiyaha kommunale Annelie Nordström. Sawirle: Karin Wettre/Sveriges Radio.

Nordström oo jagada Kommunal ka degi doonta bisha maajo ee sannadka

Hoggaamiyaha ururka shaqaalaha ee Kommunal ayaa shir-jaraa'id oo ay qabatay dhowaantan ku dhawaaqday inay kursiga bannayn doonto bisha maajo ee sannadkan.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".