Landvetter flygplats. Foto: adam Ihse/TT
Landvetter flygplats. Foto: adam Ihse/TT

DEGDEG: Garoonka dayuurradaha ee Landveter oo xayiraadda laga qaadey

Duulimaadka Landveter hadda xayiraadda waa laga qaadey

Garoonka dayuurradaha Landveter ee magaalada Göteborg ayaa dhammaan laga xirey duulimaadyada dayuuradaha iyo kuwa ku soo dega. Falkaasi ayaa ka dambeeyay iyada oo dayuurad ka soo socdaashay dalka Ingiriiska kuna soo aaddanayd garoonka Landveter lagu war-geliyay inay miino saaran tahay dayuuradda. 

Dayuuradda oo garoonka soo caga-dhigatay ayaa meel gaar ah loo saaray iyada oo iminka baaritaan lagu wado.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".