Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sarah Sjöström tar emot Jerringpriset för andra året i rad
Sarah Sjöström oo sannadkii labaad la gudsoonsiiyey billadda Jerringpris. Foto: TT Nyhetsbyrån

Sara Sjötröm oo Jerringspris ku guuleysatay

Sarah Sjöström ayaa ku guuleysatay billadda Radiosporten ee Jerringpris – billaddan ayaa cidda la siinayo waxaa u codeeya shacabka Sweden. Waana sannadkii labaad oo ay ku guuleysato billaddan Sara Sjöström oo ah xidig ku dheereysa tartanka dabaasha.

– Biladdan baaquliga ah sidii sannadkii hore uma cusla, waxaa laga yaabaa in aan xooga yaro xoogeystay, miyaan xoogeystay? Xaqiidii waa arrin cajiib ah, wow. Waxaan sheego ma aqaan. Waxaan u mahad celinayaa dadkii ii codeeyey oo dadaalkeyga igu tageeray. Xaqiiqdii la’aantii ma awoodeen in ciyaaraha guulahan ka gaaro, dhamaantii waa mahadsan tahiin, ayey Sara Sjöström oo ka mahad celineysay guulsha billadda.

Sarah Sjöström sannadkii 2015 waxuu u ahaa sannad guul ah. Tartanka aduunka dabaasha oo lagu qabtay Kazan dalk Ruushka ayey ka soo hoysay shan biladood oo labo aheyd dahab, sidoo kale labo rekord ayey ka dhigtay tartankas. 

Waa markii labaad oo Sara Sjöström ku guuleysato billaddan ayna codka ugu badan ka hesho shacabka Sweden ee u codeeyey cidda la siinayo billadda Jerringpris. 

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".