Asad Ibrahim, Mubarik Abdirahman och Kenadid Mohamed i folkets Park i Malmö. Foto: Radio Sweden/SR
Asad Ibrahim, Mubarik Abdirahman och Kenadid Mohamed i folkets Park i Malmö. Foto: Radio Sweden/SR

Kulan ballaaran oo looga xaajooneyo sinnaanta

Diwaan ayaannu u baahannahey
7:29 min

Magaalada Malmö ayuu maanta ka furmay shir ballaaran oo looga xaajooneyo arrimmaha sinnaanta iyo is dhex-galka.

Kulankaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah ayey ka soo qayb-geli doonaan ergo ka socota dhammaan dalka hayadihiisa iyo ururradiisa kala duwan dhammaan Kulankaasi ayaannu haddaba wareeysi dhanka telefoonka kala yeelanney intii aannu bilaaban Mubaarik Cabdiraxmaan kana mid ah xil-dhibaannada golaha deegaanka ee magaalada Malmö.

                                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".