Caruur Rooman ah
Caruur Rooman ah

Faquuqa dadka Roomanka oo dad yar dacwado loogu soo oogo

Faquuqa dadka Roomanka ah
0:49 min

Golaha ka hortagga faquuqa dadka roomaanka ah ayaa maanta booliiska dalkaan ku canaantey in aysan dhibaatadaas sidii la rabey wax uga qaban maadaama ilaa boqolkiiba saddex oo kaliya dadka danbiyadaas gala dabiyo loogu soo oogo.


Taas badalkeedana faquuqa sharci darada ah iyo handadaada dadkaas lagu hayo ayaa gaareyso ilaa iyo boqolkiiba 12.

Guddigaan ayaa hadda raba in dawladdu arrintaas ay talaabo cad ka qaado.

Heidi Pikkarainen waa xohayaha guud ee golaha la dagaalanka faquuqa dadka roomanka:

((- Badanaa colaadaan naceybka xanbaarsani waxay ku dhacdaa caruurta waana wax maalin walba lagula kaco dad badan oo roomaan ah))

 

Xog/Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".