Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Guddomiyaha jaaliyadda soomaaliyeed oo maxkamad la soo taagi doono

La daabacay fredag 29 januari 2016 kl 15.42
Xafiiska medborgarkontoret. Sawir: Kenadid Mohamed/SR
Xafiiska medborgarkontoret. Sawir: Kenadid Mohamed/SR

Maxkamadda degmada Solna ayay 12-ka bisha abriil, ka bilaaban doontaa dacwad. Middaasina oo lagu soo oogay guddoomiyaha jaaliyadda soomaalida ee Sweden, isla-markaana ah madaxa laanta bulshada ee xaafadda Spånga/Tensta taasina oo la xiriirta edayn anshax xumo loo gooystay gabar. 

Iyadoona uu xeer-ilaaliyuhu ku andacooday inuu ninkaasi si ula kac ah falkaa u sameeyay.

Arrimmaha dacwaddaa ayay idaacadda Radio Sweden laanteeda afka soomaaligu horay barnaamijyo uga sameeysay. Wixii ku soo kordhana dib ayaannu idinkala soo socodsiin doonnaa.

Cusboonaysiin:
Xeer ilaaliyaha ayaa go'aamiyay in dawadda hoos loo dhigo, iyada oo bishii noveembar sannadkii 2016 ay maxkamadda degmadu go'aan ku gaartay in dembi lagu waayey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".