Rugaha qaabilaadda gargaarka degdegga ah ee isbitaalada
Rugaha qaabilaadda gargaarka degdegga ah ee isbitaalada

Qaliino dhimasho sababey

Maamulka machadka caafimaadka ee Karolinska ayaa baaritaan ku haya shaqadiisana xadadaysa nin cilmi baare ah isla markaana qaliimo ku sameeya  neef mareenka  kaas oo caag galiya bukaanada  ciladdu ka heysato hunguriga neef mareenka.Qalaagaan ayaa ka hawlgali jirey machadkaan Karolinska waxayna  qaliimada ninkaasi sababeen dhimasho,sidaasna waxaa sheegey agaasimaha machadkaas Lars Leijonborg.

Dhanka kalana wasiirka cilmi baarista dalkaan Iswiidhan Helene Hellmark Knutsson ayaa sheegtey in arrinkaasi dhaawac u geysanayo sumcadda iyo kalsoonida lagu qabo dalkaan Iswiidhan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".