Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Matxafka masawirada. sawirqaade: Fredrik Persson /TT
Matxafka masawirada. sawirqaade: Fredrik Persson /TT

Matxafyada Iswiidhan oo lacag la’aan lagu galayo

Maanta ayaa waxaa la dhaqan galinayaa in 18 matxaf oo badankoodu ku yaala magaalada Stockholm lacag la’aan lagu galo,ujeedada ka danbeysaana waa in ay matxafyadaas booqdaan oo soo jiitaan dadka aan caadi ahaan booqan matxafyada dalkaan.

Badanaa waxaa matxafyada booqda dadka aqoontoodu sareyso iyo waliba dumarka oo ka badan ragga booqda goobahaas.Matxafyada ayaa waxay rabaan in ay qorshahaan ku soo jiitaan ragga aan waxbarashada sare laheyn iyo dadka asal ahaan ku dhashey wadamada ka baxsan dalkaan Iswiidhan.

Matxafyadaan lacag la’aanta lagu galayo ayaa ah dhammaan matxafyada dalkaan Iswiidhan ku yaal.

 Xogta/ SR Kultur

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".